SHUURIYE

Billowgii Xarunta DHAQANKA iyo SUUGAANTA abwaan FAARAX SHUURIYE, waxaa la aasaasay 01/04/2011 Waxaa loo aasaasay, in ay noqoto xarun keydisa dhaqanka, hiddaha suugaanta, ciyaaraha iyo caadooyinka soomaaliyeed, gaar ahaan Gobollada Dhexe.
QORMOOYIN
2022-2026 W.Q. Ina Cubtan
2022-2026 Qalinjebintii luulyo 16, 2026, aan ka qalinjebiyey jaamacadda Napoli L’Orientale, dhinac kale haddii aan ka qoro, waxay taxnayd 2022-2026. Sanadka hore, […]
2015-2026 W.Q. Ina Cubtan
2015-2026 Qalinjebintii luulyo 16, 2026, aan ka qalinjebiyey jaamacadda Napoli L’Orientale, toban ka hor ayuu qaabkeedu qotonsamay. Labada sawir waxaa igu wehliya […]
NOLOSHA FAN (CURIS) WAA NABAD W.Q. Bashiir M. Xersi ‘Ina Cubtan’
NOLOSHA FAN (CURIS) WAA NABAD Bashiir M. Xersi ‘Ina Cubtan’ Qoraa ahna guddoomiyaha Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Abwaan Faarax Shuuriye Noloshu waxay […]
Gorfeynta Dhimaal Dhaqan| W.D. Xaawo-luul C.Qaadir ‘Ardayad’
Buugga: Dhimaal Dhaqan Qoraa: Bashiir M. Xersi Bogagga: 202 Madbacadda: Laashin Marka aan eegno jaldiga buugga iyo magac-bixinta uu qoruhu doortay, waxa […]
Xawaadle iyo Cayr: labada beel ee ugaasnimada wadaagta W.D. Ina CUBTAN
Xawaadle iyo Cayr: labada beel ee ugaasnimada wadaagta Faafin: February 2021 Marka isrogroggiisa kale laga soo tago erayga ‘dhaqan’ waxaan u adeegsannaa […]
Maanso, Suugaan iyo Sheeko W.Q. Ina Cubtan
Maanso, Suugaan iyo Sheeko Saddaxda nolosha aadaha quud u ah waa maanso, suugaan iyo sheeko. Tan tan dambe ayaa ugu fidsan, tan […]
Gorfeynta dhiganaha Dhimaal Dhaqan| W.Q. Ilhaam Buuxo
Gorfeynta dhiganaha Dhimaal Dhaqan W.Q. Ilhaam Buuxo “Wixii buug ku qoran iyo Wax saxiixa lagu qiray Ama qalinku uu dhigo Ayaa keyd […]
Danjire Yuusuf-garaad iyo xusuustii macallinkiisii prof. Ciise Maxamad Siyaad
W.Q. Danjire Yuusuf-garaad Cumar Axmad Macallinkeygii Jaamacadda Ciise Maxamed Siyaad Allah ha u naxariisto. Wuxuu ahaa aqoonyahan qeyb weyn oo horseed ah […]
BARAFASOOR CIISE MAXAMED SIYAAD OO GEERIYOODAY W.Q. Wasiir Bukhaari
BARAFASOOR CIISE MAXAMED SIYAAD OO GEERIYOODAY Madhinte waa Ilaahay, geeriduna waa xaq, in kasta oo ay kala xanuun iyo damaq badantahay. Alle […]
Dhimaal Dhaqan Buug-daalacasho W.D. Prof. C.Qaadir Ruumii
Dhimaal Dhaqan Buug-daalacasho Dhaqanka bulshada Soomaaliyeed wuxuu ahaa muddo fog mid ku salaysan habka dhaqan-dhaqaale ee degaannada Soomaaliyeed. Dhaqanku waa hab […]
Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo- W.Q: Barbaariso Nimco Noor
Tacliinta Sare iyo Afka Hooyo W.Q: Barbaariso Nimco Noor __________________________ Horumarinta tacliinta sare, waxay ku xiran tahay xoojinta iyo horumarinta afka hooyo […]
Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies”
Xaaji Maxamad Axmad Liibaan ‘Axyaa Waddani’ iyo Kulanka “Islamic Literatures in Sub-Saharan Africa: Written and Oral Legacies” Jaamacadda Napoli ‘L’Orientale’ waxaa lagu […]
Soo Koobidda Buugga “HILAADIN” W.Q. Faiza Diini
Soo Koobidda Buugga “HILAADIN” W.Q. Faiza Diini Hilaadin waan ka daahay aqrintiisa, haddana waxaan ku faraxsanahay in uu noqday fure aan ku […]
Gorfeynta dhiganaha “DHIMAAL DHAQAN” W.D. Cabdulqaadir Maxamed Xasan
Gorfeynta dhiganaha “DHIMAAL DHAQAN” Waxa uu saldhig u yahay si faahfaahsanna u bidhaaminayaa qaybo ka mid ah dhaqankeennii oo uu boor fuulay […]
Gabayga: Meeraysi. Curiye: Xasan Qorile
Gabayga: Meeraysi 1. Maansada rag waa wada marshaa waase kala maaane 2. Ninba meeshow mudanka u arkow mowjad saartaaye 3. Midnimiyo israac […]
𝐌𝐚 𝐮 𝐪𝐢𝐫𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚!? Qore: Cabdiwali S. Toosane
𝐌𝐚 𝐮 𝐪𝐢𝐫𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚!? Qof kasta oo taariikhda dib-u-raaca, si ebyanna u raadgura wuxuu ogaanayaa bulsho kasta horumarkeedu in uu yahay haldoorkeeda […]
Taariikh nololeedkii Doctor Axmad Maxamad Mahdi W.D. Ina Cubtan’
Taariikh nololeedkii Doctor Axmad Maxamad Mahdi AUN Doctor Axmad Maxamad Mahdi (1953 – maajo 13, 2023) oo ahaa muddo dheer agaasimaha guud […]
Ugaas Cabdi Daahir miyaa iishay?
Ugaas Cabdi Daahir miyaa iishay? Geeridu waa doqon iyo fulay, marna aan garan marka kalana aan geelaaftamin, ee gaadmo ama gabow kugu […]
Shiikh Cismaan Xiddig: Caalim Diineed iyo Saahid Bulsho W.Q. Ina Cubtan
Shiikh Cismaan Xiddig: Caalim Diineed iyo Saahid Bulsho Waxaa (1942 – luulyo 20, 2024) magaalada Muqdisho ku geeriyooday Eebbe Weyne ha u […]
Gorfeynta Dhiganaha “Dhimaal Dhaqan” W.Q. Af-aqool Caliqeyr M. Nuur
Gorfeyn ku saabsan dhiganaha “Dhimaal Dhaqan” ee uu qoray Bashiir M. Xersi ‘Ina Cubtan’, uuna falanqaynayo af-aqool Caliqeyr M. Nuur, halkan ka aqriso Gorfayn […]
Xasilid la’aanta af Soomaaliga: Tilmaan, Tixraac iyo Tusaale W.Q. Prof C.Qaadir Ruumi
Xasilid la’aanta af Soomaaliga: Tilmaan, Tixraac iyo Tusaale W.Q. Prof C.Qaadir Ruumi Af Soomaaligu wuxuu soo maray isbeddello kala duwan. Af Soomaaliga […]
KULANKA 2AAD EE AF-AQOOLLADA AFAFKA KUSHITIGGA
Kulanka 2aad ee Af-aqoollada Afafka Kushitigga Jaamacadda Napoli ‘L’Orientale’ oo ku taalla koofurta dalka Talyaaniga ayaa qabanqaabisay kulan aqooneed labo maalin socday […]
ADIGA IYO AQRISKA: AGAB IYO AQOOL
Adiga iyo Aqriska: Agab iyo Aqool •~• Marka aad wax aqrinayso maxaa kuu caado ah? •~• Ma waxaad jeceshahay beel urursan, oo […]
QORANAHA: “DHIMAAL DHAQAN” Gorfeyntii Maxamuud Shiddo
QORANAHA: DHIMAAL DHAQAN GORFAYNTII: MAXAMUUD SHIDDO Bulshada soomaaliyeed ayada oo laga fiirinaayo xilliyadii iyo heerarkii kala geddisnaa oo ay soo mareen, xoolo […]
Buuni Cabdalla: Caalin Af Iyo Bulsho
Buuni Cabdalla: Caalin Af Iyo Bulsho Buuni Cabdalla Cumar Mansuur waxa uu 1944 ku dhashay degmada Diinsoor, ee gobolka Baay, Koofur Galbeed, […]
Faallada dhiganaha ‘Dhimaal Dhaqan’ W.Q. Sulieman B. Isse
Faallada dhiganaha ‘Dhimaal Dhaqan’ W.Q. Sulieman B. Isse Luuliyo 08, 2024. Muqdisho, Soomaaliya. Tan iyo intii ay burburtay dowladnimadii Soomaaliya sanaddii 1990 […]
Taariikhda Qoraalka Af Soomaaliga W.D. prof Giorgio Banti
Waa qormo dulmar ah, oo ku saabsan taariikhda qoraalka af Soomaaliga. Waxaa diyaarshay prof Giorgio Banti, oo jaamacadda Università di Napoli “L’Orientale” […]
Xuska Waalidku Marna Waa Xusuus Marna Waa Xiriirin W.Q. Ina Cubtan
Xuska Waalidku Marna Waa Xusuus Marna Waa Xiriirin Axadsan Maajo 05, 2018, lix sano ayey sii mootan tahay hooyadey Faadumo Xersi Cabdi […]
Xarunta Faarax Shuuriye oo Daahfurtay Keydka Qoraa C.Qaadir Aroma
Wargelin ka dib; Warsugan iyo Wacaal Suubban Xarunta Faarax Shuuriye oo Daahfurtay Keydka Qoraa C.Qaadir Aroma Qoraa Cabdulqaadir Cismaan Maxamuud ‘Aroma’ 1953 […]
AXMED GINDHISH (1810-1897) Q3aad W.Q. Cabdalla Qaasim Daamey
AXMED GINDHISH (1810-1897) Q3aad: Boqolleydii 19aad iyo wixi loo soo gaaray bartamihi middii 20aad waxaa dhaqan gobeedka Soomaalida dhextaal u ahaa xarragada […]
Dhimaal Dhaqan iyo Ina Cubtan
Dhimaal Dhaqan iyo Ina Cubtan Waxaa la yiraa: “adaa dhaamee, dhammee” marka cunto laga hadlayo, haddana marka ay dhigaal joogto waxay mareysaa: […]
AXMED GINDHISH (1810 – 1897) Q2aad W.Q. Cabdalla Qaasim Daamey
AXMED GINDHISH (1810-1897) Q2aad: MAANDHOOYINOW HEE: Ka gadaal dirirtii Boodboode-Arille oo lagu hilaadiyo 1780ki, Sida la wariyo waxa ay qabiilka Cayr heleen […]
Dad waxaan dhexjoogaa. Maanso. Curin; Bashiir M. Xirsi ‘ina cubtan’ Lafagur; Maxamed D. Ciise
Dad waxaan dhexjoogaa. Maanso. Curin; Bashiir M. Xirsi ‘ina cubtan’ Lafagur; Maxamed D. Ciise Qofkii damiir leh wuxuu ka dhiidhinayaa docdafuraaran, dhimaalka […]
AXMED GINDHISH (1810 – 1897) Q1aad W.Q. Cabdalla Qaasim Daamey
AXMED GINDHISH (1810 – 1897) Q1aad. Abwaan Axmed Mahdi Aadan oo loo garan ogaa Axmed Gindhish wuxuu ahaa maansoruug, waayo arag, nabad […]
Maansadu ma hibaa mise waa baraaho? W.Q. Maansoode Ibraahin Seefdheere
Maansadu ma hibaa mise waa baraaho? W.Q. Maansoode Ibraahin Seefdheere Maansoode kasta oo su’aashaas la weydiiyo, waa hubaal inuu ku warcelinayo “suygaantaydu […]
Gorfeynta buug sheekeedka ‘Ambad’ W.Q. Ibraahin Seefdheere
Gorfeynta buug sheekeedka ‘Ambad’ W.Q. Ibraahin Seefdheere Weli inta buug dhammaysay ma is aragtay adigoo ciil iyo caloolyow meel u dhexaysa madaxa […]
Gorfeynta: Dhimaal Dhaqan W.Q. Maryam Ciise
Gorfeyn: Dhimaal Dhaqan Dhigane; Dhimaal Dhaqan Qoraa; Bashiir M. Xersi ‘Ina Cubtan’ Bogg; 201 Madbacadda; Laashin Sanadka; 2023 Bashiir M. Xersi oo […]
Bar. Ayaanka Abwaanka & SUUGAANTA JIINKA WEBIYADA W.D. Naasir Sh. Maxamed Muuse
SUUGAANTA JIINKA WEBIYADA Laashin Axmaddey Cabdi Gaashaan oo marti ku ahaa barnaamijka Ayaanka Abwaanka halbeegga Jiinka Webiyada iyo Werinta Suugaanta oo ay […]
Fallanqeyn maansada HAL AQOON Qore. Mustafa Nuur ‘Aasbaro’
Fallanqeyn maansada HAL AQOON Faalladan kooban waxaan ku eegayaa fallanqeyn ku saabsan maansada HAL AQOON, ee uu faafiyey Bashiir M. Xersi ‘Ina […]
Gorfeyn Kooban: Dhimaal Dhaqan W.Q. Macallin Maxamad Aadan
Gorfeyn Kooban: Dhimaal Dhaqan W.Q. Macallin Maxamad Aadan Abwaan, qoraa ama mu’allif waxaa la dhahaa qofkii fikir ama dareen kugu jiray oo […]
B𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮: 𝗗𝗵𝗶𝗴𝗲 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗵𝗶𝗴𝗮𝗻𝗲 Gorfeynta dhiganaha 1969
𝗦𝗼𝗼 𝗸𝗼𝗼𝗯𝗶𝗱𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗻𝗮𝗮𝗺𝗶𝗷𝗸𝗮: 𝗗𝗵𝗶𝗴𝗲 𝗶𝘆𝗼 𝗗𝗵𝗶𝗴𝗮𝗻𝗲 𝗲𝗲 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝘂𝘂𝗴𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗔𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻 𝗙𝗮𝗮𝘅𝗮𝗿 𝗦𝗵𝘂𝘂𝗿𝗶𝘆𝗲. Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta Abwaan Faarax Shuuriye ayaa […]
Faallo: Aragtidayada Buugga Dhimaal Dhaqan Qore: Xuseen M. Cabdulle ‘WADAAD’
Faallo: Aragtidayada Buugga Dhimaal Dhaqan Qore: Xuseen M. Cabdulle ‘WADAAD’ Qoronaha: Dhimaal Dhaqan Qoraha: Abwaan Bashiir M. Xersi Daabacaadda: Laashin Sanadka: 2023 […]
Gorfeynta Dhiganaha Hilaadin W.D. Cabdiweli Xawraay
Gorfeynta Dhiganaha Hilaadin Qoraaga Dhiganaha Bashiir M. Xersi Qoraalka iyo qaabaynta dhigane walba gaarka u ah kasakow, waxa lagu kala dheereeyaa waa […]
AF-SOOMAALIGA: GEEDDIGA IYO KALA GUURKA Prof Giorgio Banti
AF-SOOMAALIGA: GEEDDIGA IYO KALA GUURKA Isaga oo ka qaybgalaya xuska sanadguurada 9aad ee Hoyga Laashin, ayuu Prof Giorgio ka jeediyey golekajooggan ku […]
Barnaamijka Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed (4) Cayaarta Hirwada
Barnaamijka Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed (4) Cayaarta Hirwada Hirwo waa nuuc ka mid ah ciyaaraha Jaanta iyo Jiibta leh oo ay […]
Gorfeynta dhinagaha: Dhimaal Dhaqan Qore: Abwaan Cabdiraxiin H. Galayr
Gorfeynta dhinagaha: Dhimaal Dhaqan Qore: Abwaan Cabdiraxiin H. Galayr Wax weliba oo carra’edeg jiraa ama waa dhinmaan ama waa kobcaan, tusaale, bulshada […]
Barnaamijka: Dhige iyo Dhigane gorfeynta dhiganayaasha: ‘Ilays Af-Soomaali’
Barnaamijka: Dhige iyo Dhigane Halbeegga: gorfeynta dhiganaha: ‘Ilays Af-Soomaali’ oo ay qortay Barbaariso Nimco Nuur. Martida: Wiilo Daahir Xasan, Macallimad Sucaad M […]
Taariikh nololeedkii Doctor Axmad Maxamad Mahdi
Taariikh nololeedkii Doctor Axmad Maxamad Mahdi AUN Doctor Axmad Maxamad Mahdi (1953 – maajo 13, 2023) oo ahaa muddo dheer agaasimaha guud […]
Barnaamijka Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed (3) Cayaar Jaandheer
Barnaamijka Ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed (3) Cayaar Jaandheer Jaandheer waa cayaar ka mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, waana cayaar […]
Dood iyo Muran W.Q. Cabdiwali S. Toosane
Dood iyo Muran Hordhac Sal iyo baar, waxa aan ka dharagsannahay, badanaa in dadku arrimo dhex maray ama kolkaa dhex maraya ay […]